A.
GABEY
DUMAR AMAAN
·
Daa’inbaa
dhammeeyoo
·
Deeqoo
waa xariir
·
Dabcigiyo
wanaag iyo
·
Daacadiyo
waxqabadkiyo
·
Diintiyo
asluubtiyo
·
Edabtiyo
dadnimadiyo
·
Deganaanta
socodkiyo
·
Garashada
dareenkay
·
Da’deedaba
ku dhaaftee.
·
Dooqaygaad
hanatoo
·
Dareenkaaga
caashaqa
·
Qalbigaa
ku doonoo
·
Aan
ku dayn karaynee
·
Dalkeenoo
barwaaqaa
·
Dadku
nabad ku wada degay
·
Da’yartuna
cayaaraha
·
Damaashaadka
faraxa leh
·
Suugaan
ku daah furinoo
·
Ka
dhex muuqda dumarkoo
·
Daymadaada
quruxda leh
·
Markii
aan ku daawado
·
Naftaad
damaca sii galin MUSTAF DACAD
Waas koobi garey San kartaa
ReplyDelete