GABEY DUMAR AMAAN
ilkahaagan dabarka leh
timahaagan daafaha
dabayluhu ay lulayaan
daganaanta socodkiyo
dulqaadkiyo waxgarashada
dunxariira inaa tahay
diir igama saarnee
hana noqon mid ii diran
oo laygu diri karo
Mohammed Siad Barre (Somali: Maxamed Siyaad Barre; Arabic: محمد زياد بري, romanized: Muhammad Ziād Barīy; c. 6 October 1919 – 2 January 199...
Www
ReplyDelete