Friday, 28 July 2023

 

GABEY DUMAR AMAAN

 

 

·         Ma ogtàhay in dhuhu kama dhargaan inay ku dhowrtaane

·         waxa tahay qof diin lagu dhaloo  waliba dhowrsoone Dhalmagalo adiga ah iyo tii wax loo dhigayee

·         Waxa tahay insaan lagu dhintoo lagu dhibtoodaye  Waxa tahay dhabeel tii umudan  dhag iyo maamuse mana lihid dhaliil  kolay ku tahy   dheehashiyo muuq



MUSTAF DACAD        

4 comments:

Hi

 Mohammed Siad Barre (Somali: Maxamed Siyaad Barre; Arabic: محمد زياد بري, romanized: Muhammad Ziād Barīy; c. 6 October 1919 – 2 January 199...