GABEY DUMAR AMAAN
- dibnahaaga cad iyo
- ilkahaagan dabarka leh
- timahaagan daafaha
- dabayluhu ay lulayaan
- daganaanta socodkiyo
- dulqaadkiyo waxgarashada
- dunxariira inaa tahay
- diir igama saarnee
- hana noqon mid ii diran
- oo laygu diri karo
Mohammed Siad Barre (Somali: Maxamed Siyaad Barre; Arabic: محمد زياد بري, romanized: Muhammad Ziād Barīy; c. 6 October 1919 – 2 January 199...
No comments:
Post a Comment
Hi